How to apply / Sidee isku diiwaangeliyaa?
Waxaa soo dhaweeneynaa dhamaan ardayda daneeneso in ay bartaan kana faa’iidestaan barnaamijka wax barashada furan.
Si isdiiwaan gelintaada ee u noqoto mid dhameestiran fadlan raac talabooyinka hoos ku xusan kahor inta aadan buuxinin foormka is diiwaangelinta.
- Dooro koorsada aad rabtid here
- Aqri shuruudaha koorsada aad dalbaneeso here
- Buuxi foormka isdiiwaangelinta Online, dhamaan godadka lakorsaaray calaamada * waa qasab in labuuxiy
- Waxaa laguu soo diri doonaa email xaqiijin ah (confirmation email).
- Bixi lacagta diiwangelinta taas oo lagugu soo diri doono email ahaan.
- Bixin fiiga kadib waxaa lagu soo diri doonaa lambar ardayeed (student ID & Password) kaas oo usahlayo in uu helo macluumaad dheeraad sida imtixaanaadka, suaalaha, natiijooyinka iyo wixii lamid ah.
- Waxaa ardayga lasoo xiriiri doono macalin haga ah.
Faa’iidooyinka Ardayga
- Wuxuu helayaa waxbarasho nidaansan oo horumarsan.
- Wuxuu helayaa shahado la aqoonsanyahay oo caalami ah.
- Wuxuu helayaa macalin waxbarashadiisa lasocdo.
- Waxaa laga qaadi doonaa imtixaanaad.
- Wuxuu sameenayaa anshidooyin kala duwan taas oo kor u qaadi doonta waxbarashadiisa.
Sidee looga faa’iideestaa
- Waa in aad iibsataa buugaagta qoraalka iyo kuwa layliga ah ( exercise and text books).
- U qoondeey masa u cayim waqdi gaar ah xiliyada waxbarasahda.
- Isticmaal combiitar (laptop) masa qalabkasta oo kuu ogalaanayo in aad ku daawato muuqaalada (videos).
- Kuxirnaaw macalinka fasalkaaga si aad u hesho talooyin kusaabsan dhanka wax barashada.
- Yeelo/ sameeso jadwal waxbarasho halkaan ka download gareeso here.